HomeCaalamkaMadaxweynaha Talyaaniga oo magacaabay Ra’iisul-wasaare KMG ah.

Madaxweynaha Talyaaniga oo magacaabay Ra’iisul-wasaare KMG ah.

Date:

Related stories

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Madaxweyne Sergio Mattarella waxa uu maanta Ra’isul-wasaare KMG u magacaabay Carlo Cottarelli si uu u soo dhiso Xukuumad cusub iyo inuu wax ka qabto Siyaasadda Kacsan ee dalkaasi. Mas’uulka la magacaabay waxa uu ahaa Sarkaal ka tirsan Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF waxa uu Xilkaasi hayn doonaa ilaa ay Doorasho cusub ka dhacayso Talyaaniga. Magacaabistan […]

- Advertisement -

Madaxweyne Sergio Mattarella waxa uu maanta Ra’isul-wasaare KMG u magacaabay Carlo Cottarelli si uu u soo dhiso Xukuumad cusub iyo inuu wax ka qabto Siyaasadda Kacsan ee dalkaasi.

Mas’uulka la magacaabay waxa uu ahaa Sarkaal ka tirsan Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF waxa uu Xilkaasi hayn doonaa ilaa ay Doorasho cusub ka dhacayso Talyaaniga.

- Advertisement -

Magacaabistan ayaa timid, kadib, markii ay Xisbiga Shanta Xiddig iyo kuwa Midigta Fog ku fashilmeen inay dhisaan Dowlad ay Isbahaysi ku yihiin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories