HomeCaalamkaBurundi oo ka carootay Faransiiska oo ugu deeqay 10-dameer.

Burundi oo ka carootay Faransiiska oo ugu deeqay 10-dameer.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasaarada  Beeraha ee dalka Burundi ayaa amartay in meel gaar ah lagu hayo (lagu karantiino)  10 dameer oo  ay Faransiiska ugu soo deeqeen Tuullo ku taalla Bartamaha dalkaasi. Dameerahaasi  oo laga soo iibiyey dalka Tanzania waxaa loo qeybiyey dadka deggan Tuullo ku taalla Gobalka Gitega, waxayna Deeqdan qeyb ka ahay Mashruuc ay Hay’ad NGO oo […]

- Advertisement -

Wasaarada  Beeraha ee dalka Burundi ayaa amartay in meel gaar ah lagu hayo (lagu karantiino)  10 dameer oo  ay Faransiiska ugu soo deeqeen Tuullo ku taalla Bartamaha dalkaasi.

Dameerahaasi  oo laga soo iibiyey dalka Tanzania waxaa loo qeybiyey dadka deggan Tuullo ku taalla Gobalka Gitega, waxayna Deeqdan qeyb ka ahay Mashruuc ay Hay’ad NGO oo Deegaanka ah ku taageerayso Haweenka iyo carruurta si ay dameerahaasi ugu rartaan wax-soo-saarka Beeraha, Biyaha iyo qoryaha wax lagu karsado.

- Advertisement -

La-taliye Madaxtooyo waxa uu Mashruucaasi iyo Deeqda Dameeraha ku tilmaamay Aflagaado lid ku ah Qaranka.

Afhayenka Aqalka Senedka ee dalka Burundi, Gabby Bugaga waxa u ubartiisa Twitter-ka ku qoray inay Faransiiska qaadam doonaan Dameeraha.

Si kastaba ha ahaatee, Xiriirka Diplomaasiyadeed ee labadaasi dal ayaa gaar ymeel aad u hooseysa, kadib, markii ay Dowladda Faransiiska ka hor timid Aftidii isbedelka Dastuurka ee bishan ka dhacday dalka Burundi.

- Advertisement -

Isbedelkaasi waxa uu oggolaanayaa Madaxweynaha Burundi, Pierre Nkurunziza inuu xilka sii hayn doono ilaa sannadkii 2034-kii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories