HomeCaalamkaDuqa Caasimadda dalka Koonfur Afrika oo laga dhacay gaarigiisa

Duqa Caasimadda dalka Koonfur Afrika oo laga dhacay gaarigiisa

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Duqa caasimadda dalkaasi ee Pretoria ayaa la sheegay in saacadihii hore ee maanta laga dhacay Garaigiisa Raaxadda, oo uu noociisu ahaa Mercedes Benz. Solly Msimanga oo 37-jir ah ayaa sheegay inay labo dabley oo hubeysan ay xoog uga qaateen gaarigiisa midabka qalinka lahaa, xilli uu ka soo baxay Baar laga cunteeyo. Mas’uulkaasi waxa u uDuq […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duqa caasimadda dalkaasi ee Pretoria ayaa la sheegay in saacadihii hore ee maanta laga dhacay Garaigiisa Raaxadda, oo uu noociisu ahaa Mercedes Benz.

Solly Msimanga oo 37-jir ah ayaa sheegay inay labo dabley oo hubeysan ay xoog uga qaateen gaarigiisa midabka qalinka lahaa, xilli uu ka soo baxay Baar laga cunteeyo.

- Advertisement -

Mas’uulkaasi waxa u uDuq magaallo ka yahay Tshwane oo ah magaca rasmiga ee loo yaqaano magaalladda  Pretoria iyo Degmooyinka ku hareeraysan tan iyo markii ay Xisbiga Mucaaradka ee Isbahaysiga Mucaaradka Dimuqraadiga (The opposition Democratic Alliance party) ku guuleysteen Doorashadda Maxaliga ee sannadkii 2016-kii.

Mar u ula hadlay Warbaahinta Maxaliga waxa uu tilmaamay  inay dableyda ku soo fiiqeen Qori ay wateen, isla markaana uu u maleeyey inay doonayeen inay isaga wataan.

Dhaca gaadiidka waa ka caadi dalka Koonfur Afrika, waxaana la diiwaan geliyey in sannadkii hore dalkaasi ka dhaceen 16,717 shilal lagu dhacay gaadiid, waxayna tiradaasi ka sarreysaa tiradii la diiwaan geliyey 10-kii sanno ee la soo dhaafay.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, waxaa dalkaasi caadi ka ah dhaca hubeysan, kufsiga, dhaca gaadiidka,  iyo hanjabaadaha waa weyn.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts