HomeCaalamkaAl-Shabaab oo mudo Saacado ah maamulayey deegaan ku yaalla W/bari Kenya

Al-Shabaab oo mudo Saacado ah maamulayey deegaan ku yaalla W/bari Kenya

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay Dagaalamayaal Al-Shabaab oo aad u hubeysan ay Khudbad Diini ah ka jeediyeen Masjidka lagu magacaabo Komor Xayle oo ku yaalla Degmadda Mandhera oo u dhow Xuduudka Kenya la wadaagto Somalia. Dagaalamyaasha ayaa la sheegay inay Masjidka taageen 10-kii Fiidnimo ee Habeenkii Khamiista, waxaynahalkaasi joogeen dhowr saacadood, iyadoo Masjidka isaga tegay […]

- Advertisement -

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay Dagaalamayaal Al-Shabaab oo aad u hubeysan ay Khudbad Diini ah ka jeediyeen Masjidka lagu magacaabo Komor Xayle oo ku yaalla Degmadda Mandhera oo u dhow Xuduudka Kenya la wadaagto Somalia.

Dagaalamyaasha ayaa la sheegay inay Masjidka taageen 10-kii Fiidnimo ee Habeenkii Khamiista, waxaynahalkaasi joogeen dhowr saacadood, iyadoo Masjidka isaga tegay 2-dii habeenimo ee Jimcihii shalay.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Sarkaal sare oo ka tirsan Boliska Kenya oo ku sugan Deegaankaasi ayaa xaqiijiyey in 10 dagaalyahano Alshabaab oo aad u hubeysan ka soo gudbeen Xuduudka Somalia, kadibna ay galeen Masjid ku yaalla Bartamaha Deegaanka Faafi  Khudbado Diini ah ka jeediyeen muddo 3-sacadood.

Waxa uu tilmamaay inay dadka weydiiyeen halka ay ku yaallaan Xarunta Maamulka, Xarumaha Ciiddanka Ammaanka ee iyo kuwa Ciiddanka Kaydka ee ku sugan Deegaankaasi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories