HomeCaalamkaMadaxweynaha dalka Koonfur Afrtika oo walaac xooggan ka muujiyey Deganaansho La’aanta Somalia.

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrtika oo walaac xooggan ka muujiyey Deganaansho La’aanta Somalia.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweyne Sayril Ramafoosa  ayaa hadalkaasi ka sheegay Munaasabad ay Diplomaasiyiin Afrikaan oo ku sugan magaalladda Biritooriya ugu  dabaal-degayeen 55-guuradii ka soo wareegtay Aasaaskii Ururka Midowga Afrika ee AU –da. Madaxweynuhu waxa uu sheegay inay dalalka Afrika ku tallaabsadeen hoprumar muuqda, gaar ahaan Dhaqaalaha, Siyaasadda iyo Bulshadda, wuxuuna  xusay inuu Ururka Midowga Afrika ku socdo Dhabihii […]

- Advertisement -

Madaxweyne Sayril Ramafoosa  ayaa hadalkaasi ka sheegay Munaasabad ay Diplomaasiyiin Afrikaan oo ku sugan magaalladda Biritooriya ugu  dabaal-degayeen 55-guuradii ka soo wareegtay Aasaaskii Ururka Midowga Afrika ee AU –da.

Madaxweynuhu waxa uu sheegay inay dalalka Afrika ku tallaabsadeen hoprumar muuqda, gaar ahaan Dhaqaalaha, Siyaasadda iyo Bulshadda, wuxuuna  xusay inuu Ururka Midowga Afrika ku socdo Dhabihii saxda ahaa ee lagu horumarinayey dadka Afrika.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Madaxweynaha dalka Koonfur Afrtika, Sayril Ramafoosa  waxa uu tilmaamay inay Qaaradda Afrika haatan khibrad u yesheen inay hoos u dhigeen Colaadaha Hubeysan, kana door bideen inay kordhiyaan Dhaqaalaha.

Waxa uu walaac xooggan ka muujiyey Deganaansho la’aanta ka jirta qaar ka mid ah dalalka Afrika, wuxuuna si gaar ah carrabka ugu dhuftay walaaciisa ku aadan Deganaansho La’aanta ka jirta dalalka  Somalia, Libya, South Sudan, Kongada Dimuqraadigs iyo Gobalka Saaxil.

Sidoo kale, waxa uu Khudbadiisa ku xusay Madaxweynaha Koonfur Afrika  farxadda dalalka Afrika ee ka midka ah 10-dal ee uu Dhaqaaalahooda aadka u kordhayo, kuwaasi oo uu ka xusay dalalka Djibouti, Ethiopia, Ghana

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories