HomeWararSawirro:-Guddiga Gurmadka fatahaadaha oo lacag ku wareejiyey Maamulka Jubbaland

Sawirro:-Guddiga Gurmadka fatahaadaha oo lacag ku wareejiyey Maamulka Jubbaland

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Guddiga Gurmadka qaran ee fatahaadaha oo shalay gaaray Magalada kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ugu dambeyn waxa ay Maanta Guddiga gurmadka Dowlad goboleedka Jubaland ku warejiyeen lacag loogu talo galay dad uu saameeyey fatahaada Wabiga ee deegaanada Jubbaland. Guddiga Gurmadka qaran ee fatahaadaha ayaa Jubbaland ku wareejiyey lacag dhan (labo boqol iyo konton […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Gurmadka qaran ee fatahaadaha oo shalay gaaray Magalada kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ugu dambeyn waxa ay Maanta Guddiga gurmadka Dowlad goboleedka Jubaland ku warejiyeen lacag loogu talo galay dad uu saameeyey fatahaada Wabiga ee deegaanada Jubbaland.

Guddiga Gurmadka qaran ee fatahaadaha ayaa Jubbaland ku wareejiyey lacag dhan (labo boqol iyo konton kun oo doolar ) 250,000$,lacagtaas oo wax loogu qaban doono dadka uu saameeyey fatahaada Wabiga ee k u nool deegaanada Dowlad goboleedka Jubbaland.

- Advertisement -

Goobta Wareejinta lacagtaas ayaa waxaa ku sugnaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar,iyaga oo ku  wareejiyey Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland Cabdulqaadir Xaaji Luga-dheere oo ka mid ah xubnaha Guddiga Gurmadka Jubbaland.

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa sharaxay dhibaatooyinka uu sababay fatahaada Wabiga iyo roobabkii ka da’ay deegaanada Jubaland iyo lacagta ay maanta ku wareejiyeen Guddiga gurmadka Jubbaland.

Sikastaba Guddiga Gurmadka Fatahaadaha ee dowladda ayaa horay waxa uu lacag ugu wareejiyey Maamulka Hir-Shabeelle taas oo uu bixiyey Maamulka Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts