HomeWararMadaxweynaha Soomaaliland oo ka dhoofay Hargeysa xilli dagaal uu ka socdo Tukaraq

Madaxweynaha Soomaaliland oo ka dhoofay Hargeysa xilli dagaal uu ka socdo Tukaraq

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Maamulka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa goordhow waxa uu ka duulay Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magalada Hargeysa. Muuse Biixi ayaa sida aan Wararka ku helnay waxa uu kusii jeedaa deegaanadii ay duufaanta ku dhufatay,waxana uu Diyaarad Helicopter ah ka raacay Hargeysa. Safarkiisa ayaa waxaa ku wehlinaya Xubno Wasiiro ah oo ay ka mid yihiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa goordhow waxa uu ka duulay Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magalada Hargeysa.

Muuse Biixi ayaa sida aan Wararka ku helnay waxa uu kusii jeedaa deegaanadii ay duufaanta ku dhufatay,waxana uu Diyaarad Helicopter ah ka raacay Hargeysa.

- Advertisement -

Safarkiisa ayaa waxaa ku wehlinaya Xubno Wasiiro ah oo ay ka mid yihiin Wasiirka arimaha dibada , Wasiirka Cadaalada iyo Wasiirka Beeraha.

Kormeerkaas ayaa waxa uu ku soo aadaya xilli Soomaaliland mowhjado dagaal ay uga furan yihiin deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts