HomeWararDhageyso:-Galmudug oo digniin u jeedisay Maleeshiyaad ku dagaalamay Gobolka Galgaduud

Dhageyso:-Galmudug oo digniin u jeedisay Maleeshiyaad ku dagaalamay Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Maamulka Galmudug ayaa ku guuleystay in ay heshiis kala dhex dhigaan laba beelood oo ku dagaalamay deegaanka xananbuure ee Gobolka Galgaduud kuwaas oo dad iska dilay. Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan oo goobjoog ka ahaa madashii lagu heshiisiinayey labada beelood ayaa waxgaradkii kaq eyb galay ka dalbaday in ay maamulka kusoo wargeliyaamn […]

- Advertisement -

Maamulka Galmudug ayaa ku guuleystay in ay heshiis kala dhex dhigaan laba beelood oo ku dagaalamay deegaanka xananbuure ee Gobolka Galgaduud kuwaas oo dad iska dilay.

Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan oo goobjoog ka ahaa madashii lagu heshiisiinayey labada beelood ayaa waxgaradkii kaq eyb galay ka dalbaday in ay maamulka kusoo wargeliyaamn cidkasta oo markale dhibaatadaan bilaawda.

- Advertisement -

Waxa uu igniin u diray  maleeshiyaadkii wada dagaalamay oo uu sheegay in tallaabo laga qaadi doono cidkasta oo dhibaatada ka dhex abuurta bulshada deegaanka xanabuure oo ay horay ugu wada dagaalameen.

Galmudug ayaa sidoo kale dhawaan waxa ay heshiis dhex dhigtay beelo ku dagaalamay tuulooyin hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan dagaalkooda oo ahaa mid soo lab laabtay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxda Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories