HomeWararDEG DEG:-Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay degmada Afgooye

DEG DEG:-Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay degmada Afgooye

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaah Hosoe ayaa waxa ay sheegayaan in qarax Ismiidaamin ah lagu weeraray Kolonyo ay la socden ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya. Kolonyada ayaa xilliga qaraxa lagu weerarayay waxa ay marayeen Baar Isamaciil,waxan lagu soo waramayaa in ruux watay gaari ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa uu ku dhuftay […]

- Advertisement -

Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaah Hosoe ayaa waxa ay sheegayaan in qarax Ismiidaamin ah lagu weeraray Kolonyo ay la socden ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Kolonyada ayaa xilliga qaraxa lagu weerarayay waxa ay marayeen Baar Isamaciil,waxan lagu soo waramayaa in ruux watay gaari ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa uu ku dhuftay gaari ay wateen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac aad u farabadan ayaa dadka Xaafada Baar Ismaaciil ay sheegeen in uu qaraxaasi ka dhashay.

Warar ay Al-Shabaab ku qoreen Bogga ay Wararka ku qoraan ayaa waxa ay ku sheegeen masuuliyadda weerarkaas Ismiidaaminta ah,iyaag oo shegay in ay dileyn 12 Askari.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories