HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyey qarixii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Afgooye

Akhriso:-Wararkii u dambeeyey qarixii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Afgooye

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ruux waday Gariga laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa duhurnimadii Maanta waxa uu ku weeraray kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya xilli ay marayeen meel aan ka fogeyn Koontoroolka Baar Ismaaciil ee degmada Afgooye. Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac aad u farabadan ayaa dadka Xaafada Baar Ismaaciil ay sheegeen in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ruux waday Gariga laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa duhurnimadii Maanta waxa uu ku weeraray kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya xilli ay marayeen meel aan ka fogeyn Koontoroolka Baar Ismaaciil ee degmada Afgooye.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac aad u farabadan ayaa dadka Xaafada Baar Ismaaciil ay sheegeen in uu qaraxaasi ka dhashay,waxaan kolonyada saarnaa Ciidamo ka tirsan kuwa Marekanka uu tababaro ee Saldhiga ku leh Garoonka Balli-doogle.

- Advertisement -

In kastoo weli laamaha ammaanka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Shabeellaha hoose aysan weli ka hadlin qaraxaas ayaa hadana waxaa masuuliyadda qaraxaas sheegtay Al-Shabaab,iyaga oo sheegay in ay ku dileyn 12 Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Xaalada goobtii uu qaraxa ka dhacay ayaa haatan waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya,iyada oo uu hakad ku jiro isku socodka dadka iyo Gaadiidka Wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts