HomeCaalamkaMadaxweynaha dalka Venezuela oo mar kale ku guuleystay Madaxtinimadda dalkaasi.

Madaxweynaha dalka Venezuela oo mar kale ku guuleystay Madaxtinimadda dalkaasi.

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Madaxweyne Nikolás Maduro Moros ayaa  ls sheegay inuu ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee shalay ka dhacday dalkaasi. Guddiga Doorashadda ayaa sheegay inay Madaxweynaha u codeeyeen 5.8 million oo qof, taasi oo la mid ah inuu codadkii Doorashadda ka helay 75% Dhinaca kale, Mraaykanka, Midowga Europe iyo dalal ka tirsan Laatiin Ameerika ayaa sheegay inaysan aqoonsan […]

- Advertisement -

Madaxweyne Nikolás Maduro Moros ayaa  ls sheegay inuu ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee shalay ka dhacday dalkaasi.

Guddiga Doorashadda ayaa sheegay inay Madaxweynaha u codeeyeen 5.8 million oo qof, taasi oo la mid ah inuu codadkii Doorashadda ka helay 75%

- Advertisement -

Dhinaca kale, Mraaykanka, Midowga Europe iyo dalal ka tirsan Laatiin Ameerika ayaa sheegay inaysan aqoonsan doonin Doorashadda Madaxtinimadda ee dalka

Madaxweyne Nikolás Maduro Moros ayaa  ls sheegay inuu ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee shalay ka dhacday dalkaasi.

Guddiga Doorashadda ayaa sheegay inay Madaxweynaha u codeeyeen 5.8 million oo qof, taasi oo la mid ah inuu codadkii Doorashadda ka helay 75%

- Advertisement -

Dhinaca kale, Mraaykanka, Midowga Europe iyo dalal ka tirsan Laatiin Ameerika ayaa sheegay inaysan aqoonsan doonin Doorashadda Madaxtinimadda ee dalka Venezuela

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories