HomeCaalamkaQM iyo Dowladda Federalka oo codsaday 80 million oo Dollar oo wax...

QM iyo Dowladda Federalka oo codsaday 80 million oo Dollar oo wax loogu qabto dadka ay daadadku waxyeeleeyeen.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Sida lagu soo daabacay Shabakadda wararka ee Xarunta QM ee UN News Center waxay QM iyo DFS si wadajir ah u soo saareen Codsigaasi, iyagoo ku baaqay in sida ugu dhaqsaha badan loo soo gaarsiiyo Kharajkaasi oo wax loogu qabanayo dadka Soomaalida ee ku barakacay Daadadkii dhawaan ka dhacay  qeybo ka mid ah Bartamaha iyo […]

- Advertisement -

Sida lagu soo daabacay Shabakadda wararka ee Xarunta QM ee UN News Center waxay QM iyo DFS si wadajir ah u soo saareen Codsigaasi, iyagoo ku baaqay in sida ugu dhaqsaha badan loo soo gaarsiiyo Kharajkaasi oo wax loogu qabanayo dadka Soomaalida ee ku barakacay Daadadkii dhawaan ka dhacay  qeybo ka mid ah Bartamaha iyo Koonfurta Somalia.

Codsiga Kharajka cusub ee 80-ka million ee Dollar ayaa looga dhawaaqay Kulan Heer Sare o oshalay ka dhacay magaalladda Muqdisho, oo looga hadlay  Gargaarka Xilliga Kooban iyo sida Kaalmooyin loo gaarsiin lahaa dadka ku dhibaataysan Deegaanadaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Xafiiska QM ee Isku-xirka Hawlaha Samafalka ee OCHA ayaa sheegtay inay in ka badan 750,000 oo qof waxyeello ka soo gaareen Daadadkaasi, oo ay ku jiraan 229,000 oo qof oo ku barakacay Daadadka ka dhashay Roobabka iyo Fatahaadda Webiyada.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories