HomeCaalamkaMadaxweynaha Maamulka Falastiin oo mar kale la dhigay Isbitaal.

Madaxweynaha Maamulka Falastiin oo mar kale la dhigay Isbitaal.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Maxamuud Cabaas Abu Maasim ayaa la dhigay Isbitaaalka maalmo kadib, markii qaliin looga sameeyey dhegta. Madaxweyne Abu Maasim oo 83-jir ah ayaa la sheegay in mar kale la dhigay Isbitaal ku yaalla magaalladda Ramala ee Daanta Galbeed, iyadoo la sheegay inuu hargab ku dhacay. Dr. Saciid Saraxneh o oka tirsan Isbitaalka ISTISHAARI CARAB oo […]

- Advertisement -

Madaxweyne Maxamuud Cabaas Abu Maasim ayaa la dhigay Isbitaaalka maalmo kadib, markii qaliin looga sameeyey dhegta.

Madaxweyne Abu Maasim oo 83-jir ah ayaa la sheegay in mar kale la dhigay Isbitaal ku yaalla magaalladda Ramala ee Daanta Galbeed, iyadoo la sheegay inuu hargab ku dhacay.

- Advertisement -

Dr. Saciid Saraxneh o oka tirsan Isbitaalka ISTISHAARI CARAB oo saqdii dhexe ee xalay la hadlay Suxufiyiinta ayaa sheegay inay xaalladda Madaxweynaha so ohagaagayso, isla markaana ay caadi yihiin dhamaan Tijaabooyinka Shaaybaarka ee laga qaaday.

Madaxweynaha Falastiin oo si aad ah u caba Sigaarka ayaa la sheegay  in laga daweeyey BURUNKIITO kaga dhacday Sambabka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories