HomeWararWeerar Bambaano oo Caawa lagu qaaday Hoyga Guddoomiyihii hore ee degmada Howla-Wadaag

Weerar Bambaano oo Caawa lagu qaaday Hoyga Guddoomiyihii hore ee degmada Howla-Wadaag

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar nasoo gaaray ayaa Caawa wax ay sheegayaan in Guriga guddoomiyihii hore ee degmada Howl-Wadaag Maxamed Abuukar Jacfar Bamabanooyin lagu weeraray. Rag la sheegay in ay hubeysnaayeen ayaa dad ka agdhow Hoyga Jacfar wax ay sheegeen in ay ilaa laba Bambaano ku tureen Guriga,isla markaana ay durba goobta ka baxsadee. Weerarka bambaano ayaa dadka deegaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar nasoo gaaray ayaa Caawa wax ay sheegayaan in Guriga guddoomiyihii hore ee degmada Howl-Wadaag Maxamed Abuukar Jacfar Bamabanooyin lagu weeraray.

Rag la sheegay in ay hubeysnaayeen ayaa dad ka agdhow Hoyga Jacfar wax ay sheegeen in ay ilaa laba Bambaano ku tureen Guriga,isla markaana ay durba goobta ka baxsadee.

- Advertisement -

Weerarka bambaano ayaa dadka deegaanka waxa ay sheegeen in in ay ku dhaawacmeen laba askari oo ku sugnaa guriga guddoomiyihii hore ee degmada howlwadaag.

Sidoo kale Maxamed Abuukar Jacfar oo dhanka kale ah taliyaha Ciidanka xasilinta ayaa la sheegay in xilliga hoygiisa bambaanooyinka lagu weerarayay uu ka maqnaa.

Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya una dhow hoyga Maxamed Abuukar Jacfar ayaa usoo gurmaday kuwaas oo qaaday dhaawaca labada askari oo ka tirsanaa ilaalada taliyaha ciidanka xasilinta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts