HomeWararDhageyso:-Taliye Gorod oo amray in laxiro gudoomiyihii qashin lagu arko degmadiisa

Dhageyso:-Taliye Gorod oo amray in laxiro gudoomiyihii qashin lagu arko degmadiisa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Gen,Cabduweli Jaamac Good ayaa marka hore sheegay in magalada Muqdisho xilligaan ay tahay mid qashin uu ka buuxo,isla markaana taasi aysan macquul aheyn. Waxa uu sheegay taliyuhu in Magaladu Muqdisho ay tahay mid dayacan oo lagu arkayo qashin farabadan taasina ay masuul ka yihiin Maamulada degmooyinka Gobolka Banaadir oo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Gen,Cabduweli Jaamac Good ayaa marka hore sheegay in magalada Muqdisho xilligaan ay tahay mid qashin uu ka buuxo,isla markaana taasi aysan macquul aheyn.

Waxa uu sheegay taliyuhu in Magaladu Muqdisho ay tahay mid dayacan oo lagu arkayo qashin farabadan taasina ay masuul ka yihiin Maamulada degmooyinka Gobolka Banaadir oo ka gaabiyey in shacabkooda ay ku dhiirageliyaan.

- Advertisement -

“Runtii aniga maba aqbaleyn in magalada in ay qashin u dayacan tahay,waxad arkeysaa qashin iyo biyo dhex yaallo magalada gudaheeda,waxana masuul ka ah gudoomiyaasha,taasi waxay tahay waa in la xiraa guddoomiyihii qashin lagu arkaa degmadiisa ayuu yiri taliyaha ciidanka xoogga dalka soomaaliya.

Hadalka taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa kusoo aadaya xilli guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho eng,Cabdiraxmaan Yariisow uu mar walba sheego in muhiimada 1aad ee gobolka Banaadir uu yahay dhanka nadaafada.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts