HomeCaalamka(Warbixin): Soomaalida ku nool Maraykanka oo xiiseeya Hilibka Geelka Australia.

(Warbixin): Soomaalida ku nool Maraykanka oo xiiseeya Hilibka Geelka Australia.

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Inta badan Soomaalida ku nool Goballadda Galbeedka Dhexe ee Maraykanka ayaa la sheegay inay si joogto ah u helaan Hilibka Geelka, inkastoo aan Maraykanka lagu dhaqanin Geelka.Koox yar o oSoomaali Maraykan ah ayaa sii wada Dhaqankooda ku aadan inay hilibka geelka iibiyaan. Sida laga so oxigtay Xarunta Cilmi-baarista ee The Pew Research Center, tirada Mujtamaca […]

- Advertisement -

Inta badan Soomaalida ku nool Goballadda Galbeedka Dhexe ee Maraykanka ayaa la sheegay inay si joogto ah u helaan Hilibka Geelka, inkastoo aan Maraykanka lagu dhaqanin Geelka.Koox yar o oSoomaali Maraykan ah ayaa sii wada Dhaqankooda ku aadan inay hilibka geelka iibiyaan.
Sida laga so oxigtay Xarunta Cilmi-baarista ee
The Pew Research Center, tirada Mujtamaca Soomaalida ku nool Maraykanka ayaa korodhay, iyadoo sannadkii 1990-kii ahaayeen 2,500 oo qof, halka ay sannadkii 2015-ka tiradoodu gaartay ku-dhawaad 150,000 oo qof.
Ku-dhawaad 30% Mujtamaca Soomaalida Maraykanka waxay ku nool yihiin Gobalka Minnesotta, iyadoo magaalladda Minneapolis oo lagu nanayso Muqdisho Yareey Maqaayadaha iyo guryaha laga cuno Hilibka Geelka.
Dalka Australia ayaa laga soo iibsadaa Geelka oo Duur-joog ah ugu nool dalkaasi, iyadoo Geelkaasi loo dhoofiyo dalalka Maraykanka, Europe, Japan, Malaysia, Masar, Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta, iyadoo Muslimiinta cunaan Hilibka Geelka ee loo qalo Nidaamka Xalaasha ah.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories