HomeCaalamkaDowladda Sacuudiga oo shaacisay Mowqifkeeda Safaaradda Maraykanka ee magaallada Quddus

Dowladda Sacuudiga oo shaacisay Mowqifkeeda Safaaradda Maraykanka ee magaallada Quddus

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Golaha Wasiiradda ee dalka Sacuudiga waxay maanta gaashaanka ku dhufteen Go’aankii ay Dowladda Maraykanka safaaradoodii ku taallay Yuhuudda u so owareejiyeen Magaalladda Barakaysan ee Quddus-ta La-haysto. Warbaahinta Sacuudiga weaxay maanta baahiyeen Mowqifka ay Dowladda Saxuudiga kaga soo horjeedaan Furitaanka Safaaradaasi, ooh al maalin ka hor laga furay magaalladda barakaysan ee Quddus-ta La-haysto. Sacuudiga waxay sheegeen […]

- Advertisement -

Golaha Wasiiradda ee dalka Sacuudiga waxay maanta gaashaanka ku dhufteen Go’aankii ay Dowladda Maraykanka safaaradoodii ku taallay Yuhuudda u so owareejiyeen Magaalladda Barakaysan ee Quddus-ta La-haysto.

Warbaahinta Sacuudiga weaxay maanta baahiyeen Mowqifka ay Dowladda Saxuudiga kaga soo horjeedaan Furitaanka Safaaradaasi, ooh al maalin ka hor laga furay magaalladda barakaysan ee Quddus-ta La-haysto.

- Advertisement -

Sacuudiga waxay sheegeen inay Tallaabadaasi xad-gudub ku tahay Taariikhiyan iyo Xuquuqda joogtada ee dadka Falastiin ee magaalladda Quddus.

Dhinaca kale, Dowladda Sacuudiga waxay shalay cambaaraysay falkii ay Aaksrta Yuhuudda ku dileen ku-dhawaad 60- Falastiiniyiin ah oo ka qeyb galayey Dibadbaxyo ay kaga soo horjeedaan Safaaradda Maraykanka ee laga furay magaalladda Quddus.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories