HomeCaalamka(SAWIRO): Maydadka Shuhadaada Reer Falastiin ee shalay la xasuuqay oo maanta la...

(SAWIRO): Maydadka Shuhadaada Reer Falastiin ee shalay la xasuuqay oo maanta la aasayo

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Shacabka Reer Falastiin waxay maanta aasayaan 58 qof ee ay Askarta Yuhuudda shalay ku dileen Dibadbaxyadii ka dhacay Marinka Qasa. Saraakiisha Caafimaadka ee Qasa ayaa sheegay in tirada dadka Falastiiniyiinta ee shalay la dilay gaareen 58 qof, oo uu ku jiray ilmo yar oo ku caburmay Sunta dadka ka ilmeysiisa ee ay Askarta Yuhuudda u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shacabka Reer Falastiin waxay maanta aasayaan 58 qof ee ay Askarta Yuhuudda shalay ku dileen Dibadbaxyadii ka dhacay Marinka Qasa.

Saraakiisha Caafimaadka ee Qasa ayaa sheegay in tirada dadka Falastiiniyiinta ee shalay la dilay gaareen 58 qof, oo uu ku jiray ilmo yar oo ku caburmay Sunta dadka ka ilmeysiisa ee ay Askarta Yuhuudda u adeegsadeen Dibadbaxayaasha.

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Falastiin, Maxamuud Cabaas Abu Maasim waxa uu ugu baaqay Falastiiniyiinta ku nool Daanta Galbeed inay maanta sameeyaan Shaqo-joojin lagu maamusayo Marxiimintii shalay lagu dilay Marinka Qasa.

Dugsiyadda, Jaamacadaha, Bangiyadda iyo dhamaan Goobaha Ganacsiga ee Dowladda iyo kuwa Khaaska ayaa xirnaan doona maanta oo ku beegan 70-sanno guuradii ka soo wareegtay markii ay Yuhuudda xoog kula wareegeen dhulalka Falstiin.

Dhinaca kale, Golaha Ammaanka ee QM ayaa la filayaa inay caawa Kulan Degdeg ah ka yeeshaan colaadda ka taagan Deegaanadda Marinka Qasa, iyadoo ay Askarta Yuhuudda shalay dileen 58 Falastiiniyiin ah..

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts