HomeCaalamkaMarkab Xamuul oo laga leeyahay Turkiga oo qarax lagula eegtay Xeebaha dalka...

Markab Xamuul oo laga leeyahay Turkiga oo qarax lagula eegtay Xeebaha dalka Yemen

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Markabkaasi oo Shixnad Qamadi ah u waday Dekedda magaalladda SALIF ee Gobalak Xudeydah ayaa la sheegay inuu qarax qabsaday, mana kala cadda waxa sababay Qaraxaasi. Kabtanka Mrakabka INCE INBOLU ayaa la sheegay inuu Isbahaysiga Sacuudiga ka diiday inay baaritaan ku sameeyaan waxa dhaliyey Qaraxaasi. Marakabkaasi oo ay la socdeen 23 shaqaale ayaa la sheegay in […]

- Advertisement -

Markabkaasi oo Shixnad Qamadi ah u waday Dekedda magaalladda SALIF ee Gobalak Xudeydah ayaa la sheegay inuu qarax qabsaday, mana kala cadda waxa sababay Qaraxaasi.

Kabtanka Mrakabka INCE INBOLU ayaa la sheegay inuu Isbahaysiga Sacuudiga ka diiday inay baaritaan ku sameeyaan waxa dhaliyey Qaraxaasi.

- Advertisement -

Marakabkaasi oo ay la socdeen 23 shaqaale ayaa la sheegay in loo jiiday Deked ku taalla Sacuudiga, si baaritaano dheeraad ah loogu sameeyo waxa dhaliyey Qaraxaasi.

Dhinaca kale, Kooxda Xuutiyiinta ayaa sheegtay in ay Diyaaradaha Isbahaysiga Sacuudiga duqeeyeen Markabkaasi shixnadda mucaawinadda u so owaday Yemen.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories