HomeCaalamkaAl-Shabaab oo sheegtay in ay weerareen Saldhiga Turkiga ee Muqdisho

Al-Shabaab oo sheegtay in ay weerareen Saldhiga Turkiga ee Muqdisho

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Al-Shabaab ayaa waxa ay markii ugu horreysay sheegteen in ay saakay weerar ku qaadeen Saldhiga dowladda Tukiga uu ku leeyahay Magalada caasimadda ah ee Muqdisho. Saldhigga turkiga uu ka dhistay Muqdisho oo ah kan ugu weyn uu Afrika ku leeyahay ayaa ah Xero lagu tababaro Ciidamada dowladda Soomaaaliya,iyada oo bilihii u dambeysay dhowr kun o […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa waxa ay markii ugu horreysay sheegteen in ay saakay weerar ku qaadeen Saldhiga dowladda Tukiga uu ku leeyahay Magalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Saldhigga turkiga uu ka dhistay Muqdisho oo ah kan ugu weyn uu Afrika ku leeyahay ayaa ah Xero lagu tababaro Ciidamada dowladda Soomaaaliya,iyada oo bilihii u dambeysay dhowr kun o Askari ay ku tababareyn.

- Advertisement -

Warar ay ku daabaceyn bogga ay Internet-ka ku leeyihiin ayaa waxa ay ku shaaciyeen in saakay aroortii hore ay weerar madaafiic ah ku qaadeen Saldhiga turkiga ee Muqisho,kaas oo laga dhisay degmada Wadajir.

Marka laga soo tago sheegashada Al-Shabaab ee ah in ay weerareen Saldhiga turkiga ee Muqdisho,ayaa dadka ku nool degmada Wadajir waxa ay sheegeen in saakay arroortii ay maqleen jug culus.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.