HomeCaalamkaDowladda Ireland oo malayaayiin EURO ugu deeqday dadka ku dhibaataysan Somalia

Dowladda Ireland oo malayaayiin EURO ugu deeqday dadka ku dhibaataysan Somalia

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiiradda Arrimaha Dibedda, Ganacsiga iyo Horumarinta Caalamiga ee dalkaasi waxay si wadajir ah ugu dhawaaqeen inay  Somalia ugu deeqeen lacag dhan 3 million oo Euro (€3 million), si wax loogu qabto Xiisadaha Aadminimo ee ka jirta Somalai. Hadal-qoraal oo ay Wasiiraddu soo saareen ayey ku sheegeen inay Dowladda Ireland sii waadi doonto  inay Midowga Europe […]

- Advertisement -

Wasiiradda Arrimaha Dibedda, Ganacsiga iyo Horumarinta Caalamiga ee dalkaasi waxay si wadajir ah ugu dhawaaqeen inay  Somalia ugu deeqeen lacag dhan 3 million oo Euro (€3 million), si wax loogu qabto Xiisadaha Aadminimo ee ka jirta Somalai.

Hadal-qoraal oo ay Wasiiraddu soo saareen ayey ku sheegeen inay Dowladda Ireland sii waadi doonto  inay Midowga Europe iyo QM kala shaqeeynayaan DFS dadaalka ay ku jirto Deganaanshaha Somalia iyo wax-ka-qabashadda Xiisadaha Aadminimo, gaar ahaan Dadadka waxyeelladda ka geystay qeybo ka mid ah Somalia.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dowladda Ireland waxay sannadkii hore ugu deeqday Somalia lacag dhan 5.7 million oo Euro (€6.7 million) oo lagu taageeray Hawlaha Samafalka Aadminomo ee ka jirtay Somalia.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories