HomeCaalamkaYuhuudda oo duqeysay Syria iyo Iiraan oo madaafiic ku garaacday Buuraha Golan..

Yuhuudda oo duqeysay Syria iyo Iiraan oo madaafiic ku garaacday Buuraha Golan..

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Warbaahinta Dowladda Syria ayaa sheegtay inay Yuhuudda waaberigii hore ee saakayto Tobanaan Gantaal ku soo tureen gudaha dalka Syria, isla markaana ay burburiyeen Saldhig Raadaar iyo Kayd Hub. Wakaalladda Wararka Syria ee SANA ayaa sheegtay inay Diyaaradaha Dagaalka Yuhuudda ay duqeyn la beegsadeen Degmadda BACATH ee Gobalka Quweytra. Dhinaca kale, Afhayeen u hadlay Milliteriga Yuhuudda […]

- Advertisement -

Warbaahinta Dowladda Syria ayaa sheegtay inay Yuhuudda waaberigii hore ee saakayto Tobanaan Gantaal ku soo tureen gudaha dalka Syria, isla markaana ay burburiyeen Saldhig Raadaar iyo Kayd Hub.

Wakaalladda Wararka Syria ee SANA ayaa sheegtay inay Diyaaradaha Dagaalka Yuhuudda ay duqeyn la beegsadeen Degmadda BACATH ee Gobalka Quweytra.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Afhayeen u hadlay Milliteriga Yuhuudda ayaa sheegay inay Duqeyntaasi kaga aar-goosanayeen Duqeyn ay Ciiddanka Iiraan ee jooga gudaha Syria la beegsadeen Baro ay Ciiddanka Yuhuudda ku leeyihiin Buuraha Golan Haytis oo Syria looga qabsaday dagaalkii dhacay sannadkii 1973-kii.

Ilaa 20 madfac ayaa la sheegay inay ku dhaceen goobaha ay Askarta Yuhuudda ka haystaan Buuraha Golan Heights.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories