HomeCaalamkaRa’isul-wasaarihii hore ee dalka Malaysia oo mar kale ku guuleystay Xilkaasi.

Ra’isul-wasaarihii hore ee dalka Malaysia oo mar kale ku guuleystay Xilkaasi.

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Mahaatiir Maxamed oo 92-jir ah ayaa la filayaa in maanta loo caaleemo saaro inuu yahay Hoggaamiyaha ugu da’da weyn Caalamka Mahaatiir Maxamed oo Malaysia Ra’isul-weasaare ka ahaa muddo 22 sanno, laga soo bilaabo sannadkii 1981-kii ilaa 2003-dii  Waxa uu Shir Jaraa’id ka sheegay inuu weli nool yahay, kana bixin Siyaasadda. Dhinaca kale, Natiijadda Doorashadda Barlamaanka […]

- Advertisement -

Mahaatiir Maxamed oo 92-jir ah ayaa la filayaa in maanta loo caaleemo saaro inuu yahay Hoggaamiyaha ugu da’da weyn Caalamka

Mahaatiir Maxamed oo Malaysia Ra’isul-weasaare ka ahaa muddo 22 sanno, laga soo bilaabo sannadkii 1981-kii ilaa 2003-dii  Waxa uu Shir Jaraa’id ka sheegay inuu weli nool yahay, kana bixin Siyaasadda.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Natiijadda Doorashadda Barlamaanka ee ka dhacday dalkaasi waxay muujinaysaa in Isbahaysiga Rajada ee uu Mahaatir Maxamed hoggaamiyo ay 113 Kursi ka heleen Barlamaanka dalkaasi oo ka kooban 222 kursi.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories