HomeCaalamkaDowladda Qatar oo cambaaraysay Is-qarxintii ka dhacday Wanle-weyn

Dowladda Qatar oo cambaaraysay Is-qarxintii ka dhacday Wanle-weyn

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Hadal qoraal oo ay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi soo saartay ayaa lagu sheegay inay si xooggan u cambaaraynayaan qaraxii shalay lala beegsadeen Suuq ku yaalla Degmadda Wanle-weyn ee Gobalka Sh/hoose, oo ay tobanaan qof ku dhinteen, kuna dhaawacmeen tiro kale. Qoraalka waxaa lagu xusay inay Dowladda Qatar u tacsideynayso Qoysaska Marxuumiintii ku geeriyootay Qaraxaasi, […]

- Advertisement -

Hadal qoraal oo ay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi soo saartay ayaa lagu sheegay inay si xooggan u cambaaraynayaan qaraxii shalay lala beegsadeen Suuq ku yaalla Degmadda Wanle-weyn ee Gobalka Sh/hoose, oo ay tobanaan qof ku dhinteen, kuna dhaawacmeen tiro kale.

Qoraalka waxaa lagu xusay inay Dowladda Qatar u tacsideynayso Qoysaska Marxuumiintii ku geeriyootay Qaraxaasi, waxayna kuwa dhaawacmay u rajeyeen Caafimaad degdeg ah.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dowladda Qatar waxay cambaaraysay qarax kale oo shalay ka dhacay Caasimadda dalka Afganistan ee Kaabul.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories