HomeCaalamka(WARBIXIN)Maxaa ka jira in ay kala qeybsan yihiin Soomaalida ku nool Kenya?

(WARBIXIN)Maxaa ka jira in ay kala qeybsan yihiin Soomaalida ku nool Kenya?

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Hoggaamiyaha Aqlabiyadda badan ku dhex leh Barlamaanka Kenya, Aadan Barre Ducaale waxa uu si kulul u beeniyey Qoraal uu Qareenka Degmadda FLAMBOYAMT ee dalka Kenya, Donald Kipkorir kaga been sheegay Tirada Soomaalida ku nool dalkaasi iyo inuu Kala-qeybsanaan ka dhex jiro Mujtamaca Soomaalida. Donald Kipkorir waxa u uBartiisa Twitter-ka ku qoray inay Mujtamaca Soomaalida ku […]

- Advertisement -

Hoggaamiyaha Aqlabiyadda badan ku dhex leh Barlamaanka Kenya, Aadan Barre Ducaale waxa uu si kulul u beeniyey Qoraal uu Qareenka Degmadda FLAMBOYAMT ee dalka Kenya, Donald Kipkorir kaga been sheegay Tirada Soomaalida ku nool dalkaasi iyo inuu Kala-qeybsanaan ka dhex jiro Mujtamaca Soomaalida.

Donald Kipkorir waxa u uBartiisa Twitter-ka ku qoray inay Mujtamaca Soomaalida ku nool gudaha Kenyaa ay tiradoodu ka yar tahay 300,000 oo qof, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Balse, Aadan Ducaale ayaa beeniyey hadalkaasi, wuxuuna tilmaamay in Soomaalida ku nool Kenya ay tiradoodu ka sarreyso 3 million oo qof.

Dhinaca kale, Donald Kipkorir waxa uu qoray in Soomaalida la mid yihiin dadka u dhashay dalka Qatar, isla markaana aysan weligooda oggolaanin in caliyaan Kala-qeybsanaantooda Siyaasadda, waa sida uu hadalka u dhigay.

Hoggaamiyaha Aqlabiyadda badan ku dhex leh Barlamaanka Kenya, Aadan Barre Ducaale o oah Xildhibaanka laga soo doorto Degmadda Garissa waxa uu Donald Kipkorir faahfaahin ka siiyey Taariikhda Asaasiga ee dadka Soomaalida, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay dadka Soomaalida 65% ka yihiin dadka ku nool Geeska Afrika.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories