HomeCaalamkaUganda oo cabasho ka muujisay Qorshaha Xarumaha QM ee ku yaalla Entebbe...

Uganda oo cabasho ka muujisay Qorshaha Xarumaha QM ee ku yaalla Entebbe loogu wareejinayo Nairobi.

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Madaxweynaha dalka Uganda ilaa dadka caadigfa ee dalkaasi ayaa qeylo-dhaan ka keenay Qorshaha Saldhigyadda QM ee ku yaallay Kampala loogu wareejinayo caasimadda dalka Kenya ee Nairobi. Madaxweyne Museveni waxa uu dhawaan Qoraal u diray Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Guterres oo kaga cawday Qorshaha Xafiisyadda waa weyn ee QM loogu wareejinayo Nairobi. Xoghayaha Guud ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Uganda ilaa dadka caadigfa ee dalkaasi ayaa qeylo-dhaan ka keenay Qorshaha Saldhigyadda QM ee ku yaallay Kampala loogu wareejinayo caasimadda dalka Kenya ee Nairobi.

Madaxweyne Museveni waxa uu dhawaan Qoraal u diray Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Guterres oo kaga cawday Qorshaha Xafiisyadda waa weyn ee QM loogu wareejinayo Nairobi.

- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee QM ayaa la sheegay inuu ansixiyey Qorshaha Xarun-gobaleedka Afrika bilowgii bishan loogu wareejin lahaa magaalladda Nairobi, balse Dowladda Uganda ayaa dibadbax ka muujisay arrintaasi.

Warbixin QM so osaartay ayaa muujinaya inay Nairobi tahay Hoyga Cusub ee Xarun-gobaleedka QM ee Afrika, halka caasimadda dalka Hangeri ee Pudapest noqon doono Xarun-gobaleedka QM ee Europe, iyadoo aasimadda dalka Meksiko ee Meksiko Siti noqonayso Xarun-gobaleedka Laatiin Ameerika

- Advertisement -

Dhinaca kale, ilaa labo million qof oo Ugandhese ah o odeggan magaalladda Entebbe  ayaa saxiixay Qoraal Cabasho ah oo loo gudbiyey QM, si looga noqdo  go’aanka Xarun-gobaleedka QM looga wareejinayo Uganda.

Boqolaal shaqaale oo badankooda u dhashay dalka Uganda ayaa ka hawl-gala Xarun-gobaleedka QM ee ku yaalla dalka Uganda.
Si kastaba ha ahaayee, Uganda waa dalka Ciiddanka ugu badan ku soo biiriyey Hwlgalka AMISOM, , waxayna Uganda haatan marti-gelisaa tirada ugu badan ee Qaxootiga ku sugan Qaaradda Afrika.

                                   

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories