HomeCaalamkaTaliyayaal ka tirsan Kooxda Daacish oo lagu qabtay Xuduudka dalalka Ciraaq iyo...

Taliyayaal ka tirsan Kooxda Daacish oo lagu qabtay Xuduudka dalalka Ciraaq iyo Suurya.

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Telefishinka Dowladda Iraq ayaa sheegay in la qabtay 5 Taliye o oka tirsan Kooxda Daacish, kuwaasi oo ka soo gudbayey Xuduudka ay dalalka Iraq iyo Syria wadaagaan. Hdaal ka soo baxay Hay’adda Sirdoonka Iraq ayaa lagu sheegay inay Saraakiishaasi ku jiraan kuwo aad loo baadi-goobayey. Magacyada Taliyayaasha Daacish ee la qabtay waxaa lagu kala sheegay: […]

- Advertisement -

Telefishinka Dowladda Iraq ayaa sheegay in la qabtay 5 Taliye o oka tirsan Kooxda Daacish, kuwaasi oo ka soo gudbayey Xuduudka ay dalalka Iraq iyo Syria wadaagaan.

Hdaal ka soo baxay Hay’adda Sirdoonka Iraq ayaa lagu sheegay inay Saraakiishaasi ku jiraan kuwo aad loo baadi-goobayey.

- Advertisement -

Magacyada Taliyayaasha Daacish ee la qabtay waxaa lagu kala sheegay:

  1. Saddam al-Jamel,
  2. Maxamed Al-Qadiir,
  3. Ismaaciil  Al-aythwa,
  4. Cumar Al-Karbouli IYO
  5. Casaam Al-sawbay.

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaaraha Iraq, Xaydar Al-cabadi waxa u ubishi ihore sheegay inay tallaabooyinka lama huraanka ah ka qaadi doonaan Maleeshiyadda saldhigyada ku leh gudaha dalka Syria.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories