HomeCaalamkaIn ka badan 30-qof oo ku geeriyootay Biyo-xireen ku soo dumay Kenya.

In ka badan 30-qof oo ku geeriyootay Biyo-xireen ku soo dumay Kenya.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Saraakiisha dalkaasi ayaa sheegay inuu  xalay dumay  Biyo-xireen ku yaalla Dooxadda Rift Valley ee dalkaasi. Biyaha ayaa la sheegay inay  burburay Jiinka Biyo-xireenka PATAL DAM burburay oo ku yaalla Deegaanka SOLAAY ee Gobalka Nakuru Boqolaal guri ayuu daadku la tegay, iyadoo Kumanaan qofna ka barakaceen Guryahooda. Taliyaha Boliska Deegaanka Rongaay, Josef Kitoko  ayaa sheegay inay […]

- Advertisement -

Saraakiisha dalkaasi ayaa sheegay inuu  xalay dumay  Biyo-xireen ku yaalla Dooxadda Rift Valley ee dalkaasi.

Biyaha ayaa la sheegay inay  burburay Jiinka Biyo-xireenka PATAL DAM burburay oo ku yaalla Deegaanka SOLAAY ee Gobalka Nakuru

- Advertisement -

Boqolaal guri ayuu daadku la tegay, iyadoo Kumanaan qofna ka barakaceen Guryahooda.

Taliyaha Boliska Deegaanka Rongaay, Josef Kitoko  ayaa sheegay inay heleen 27-mayd, iyadoo weli dad badan la la’ yahay.

Shaqaalaha Bisha Cas iyo Kooxda Ka-hortagga Masiibooyinka ee NABKURU waxay saakayto bilaabeen Hawlgal Gurmad, ilaa 40 qof ayaa laga soo saaray Dhiiqada iyo dhul-go’a, kuwaasi o ola dhigay Isbitaalladda.

- Advertisement -

Dad badan ayaa laga cabsi qabaa inay go’doon noqdaan.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Fred Matiangi ayaa la filayaa inu umaanta booqdo khasaaraha ka dhashay Biyo-xireenka soo fatahay

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories