HomeCaalamkaRaashiya oo ugu baaqday Iiraan iyo Yuhuudda inay hoos u dhigaan Xiisadda...

Raashiya oo ugu baaqday Iiraan iyo Yuhuudda inay hoos u dhigaan Xiisadda dagaal.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibedda ee dalka Raashiya, Mikhail Bogdanov ayaa sheegay inay ka waalaacsan yihiin xiisadda Milliteri ee sii kordhaysa ee u dhexeysa Yuhuudda iyo Iiraan oo iyagu dxalay Madaafiic isku weydaarsadeen gudaha Syria.    Waxa uu ugu baaqay labada dhinac inay is-xakameeyaan, isagoo sheegay in loo baahan yhaya  in laga shaqeeyo sidii loo joojin lahaa Xiisadaasi. […]

- Advertisement -

Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibedda ee dalka Raashiya, Mikhail Bogdanov ayaa sheegay inay ka waalaacsan yihiin xiisadda Milliteri ee sii kordhaysa ee u dhexeysa Yuhuudda iyo Iiraan oo iyagu dxalay Madaafiic isku weydaarsadeen gudaha Syria.

  

- Advertisement -

Waxa uu ugu baaqay labada dhinac inay is-xakameeyaan, isagoo sheegay in loo baahan yhaya  in laga shaqeeyo sidii loo joojin lahaa Xiisadaasi.

Dhinaca kale, Afhayeenka Milliteriga Yuhuudda, Jonathan Conricus ayaa u sheegay  Suxufiyiinta inay Dowladda Raashiya ku wargeliyeen Duqeyntii ay ciiddankooda xalay ku weerareen fariisimadda ay Ciiddanka Iiraan ku leeyihiin gudaha Syria.

Waxa uu intaasi ku daray inay duqeeyeen Tobanaan Fariisin oo ay Ciiddanka Iiraan ku leeyihiin gudaha Syria, isago osheegay inay beegsadeen  Dhismayaasha Sirdoonka, Loojistikada, Kaydadka Hubka iyo gaadiid.

- Advertisement -

Afhayeenka waxa kale oo uu tilmaamay inay Ciiddanka Iiraan tobanaan Gantaal ku duqeeyeen baraha ay Ciiddanka Yuhuudda ku leeyihinn Buuraha Golan Haytis.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories