HomeCaalamkaHoggaamiyaha Daacish oo la shegay inuu ku sugan yahay Bariga dalka Syria.

Hoggaamiyaha Daacish oo la shegay inuu ku sugan yahay Bariga dalka Syria.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ibraahim Cwad Ibraahim Al-Badri oo lagu naanayso Abu Bakar Al-baqdaadi ayaa la sheegay inuu ku dhuumaalaysanayo Bariga Syria, isagoo mar kasta la socdaala mid ka mid ah Wiilashiisa iyo koox yar  oo ka mid ah Taageerayaashiisa. Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Iraq ayaa sheegay inuu Al-baqdaadi ku sugan yahay Deegaanadda Xajin, Shadaadi iyo Markadah, isla markaana […]

- Advertisement -

Ibraahim Cwad Ibraahim Al-Badri oo lagu naanayso Abu Bakar Al-baqdaadi ayaa la sheegay inuu ku dhuumaalaysanayo Bariga Syria, isagoo mar kasta la socdaala mid ka mid ah Wiilashiisa iyo koox yar  oo ka mid ah Taageerayaashiisa.

Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Iraq ayaa sheegay inuu Al-baqdaadi ku sugan yahay Deegaanadda Xajin, Shadaadi iyo Markadah, isla markaana uu la safro 4 ilaa 5 qof oo uu ka mid yahay Wiilkiisa ama Nin ay ilmo-adeer yihiin.

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay inuu Safarka Hoggaamiyaha Kooxda Daacish tyhay mid Taatiko ah, isago oaan marnaba ku safrin Gaadiidka.

Hoggaamiyahaasi oo asal ahaan ka soo jeeda Iraq waa qofka ugu doondoonka badan Calaamka oo dhan, waxayna Dowladda Maraykanka madaxisia dul dhigtay lacag dhan 25 million oo Dollar.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories