HomeCaalamkaDowladaha Islaamka oo loogu baaqay inay taageero degdeg ah u fidiyaan dadka...

Dowladaha Islaamka oo loogu baaqay inay taageero degdeg ah u fidiyaan dadka Soomaalida ee ay Daadadka iyo Fatahaadda barakiciyeen.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Hadal ka soo baxay Xoghaynta Guud ee Ururka Islaamka ee OIC waxay Baaq Degdeg ah u direen Dowladaha Islaamka iyo Ururraadda Samafalka inay inay si shuruud la’aan ah u kordhiyaan Taageeradda ay siiyaaan Somalia, iyada oo ay xilligan qeybo ka mid ah Koonfurta Somalia oo waxyeello ka soo gaartay Daadadka iyo Roobabka ka da’ayo Dhulalka […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Xoghaynta Guud ee Ururka Islaamka ee OIC waxay Baaq Degdeg ah u direen Dowladaha Islaamka iyo Ururraadda Samafalka inay inay si shuruud la’aan ah u kordhiyaan Taageeradda ay siiyaaan Somalia, iyada oo ay xilligan qeybo ka mid ah Koonfurta Somalia oo waxyeello ka soo gaartay Daadadka iyo Roobabka ka da’ayo Dhulalka Srae ee Ethiopia.

Ururka Islaamka ee OIC iyagoo ka duulaya Warbixino ay ka heleen DFS, xubnaha Isbahaysiga Golaha Iskaashiga Islaamka, Hay’addaha QM IYO Xafiiska OIC ee magaalladda Muqdisho waxaa laga digay inay masiibo weyn oo Aadminimo ka dhalan karto Biyaha Heerka Sare ee Webiyadda Jubba iyo Shabelle.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Xafiiska OIC ee Somalia ayaa la sheegay inay dadka ku barakacay Daadadka gaarsiiyeen Raashin, Biyaha Cabitaanka iyo Darteelka Caafimaadka  isla markaana ay gacan ka geysteen Buundooyin KMG oo laga dhisay Jiinka Webiyadda.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories