HomeWararDEG DEG:-Masuul ka tirsan Soomaaliland oo goordhow lagu dilay Gobolka Sool

DEG DEG:-Masuul ka tirsan Soomaaliland oo goordhow lagu dilay Gobolka Sool

Date:

Related stories

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...

HIQ oo qaaday aqoon-isweydaarsi ku saabsan IPv6

HIQ oo qaaday aqoon-isweydaarsi ku saabsan IPv6 Muqdisho, 10 Juun...

Baydhabo oo dooranaysa hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Baydhabo oo dooranaysa hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Baydhabo, 10 Juun 2026 –...

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada laascaanod ee Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow halkaasi lagu dilay Xoghayihii Xisbiga talada haye ee Maamulka Soomaaliland ee Kulmiye.

Rag hubeysan ayaa la sheegay in Xoghayihii Xisbiga Kulmiye e Gobolka Sool Maxamed Barkhadle Cabdi in ay toogteen kadibna ay goobta ka abxsadeen.

- Advertisement -

Weli macada cidda ka dameysa dilkaas iyo sababta loo dilay,waxaana goobta dilka uu ka dhacay haatan ku sugan Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Soomaaliland.

Wixii ku soo kordha kala socda Radidodalsan.com.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories