HomeWararDhageyso:-Maamulka Koonfur Galbeed oo Warka soo saaray qarixii ka dhacay Walan-weyn+Sawirro

Dhageyso:-Maamulka Koonfur Galbeed oo Warka soo saaray qarixii ka dhacay Walan-weyn+Sawirro

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa manta lagu qabtay kulanka Kahmiislaha ah ee Golaha Wasiirada Maamulkaas kaas oo Maanta looga hadlay arrimaha Amniga. Kulanka ayaa waxaa shir guddoomiyey kusimaha Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed ahna Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Maamulkaas Maxamed Xasan Fiqi,iyada oo warbixino looga dhageystay masuuliyiinta Shan Wasaaradood. Wasaaradaha warbxiinada laga dhageystay Maanta […]

- Advertisement -

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa manta lagu qabtay kulanka Kahmiislaha ah ee Golaha Wasiirada Maamulkaas kaas oo Maanta looga hadlay arrimaha Amniga.

Kulanka ayaa waxaa shir guddoomiyey kusimaha Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed ahna Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Maamulkaas Maxamed Xasan Fiqi,iyada oo warbixino looga dhageystay masuuliyiinta Shan Wasaaradood.

- Advertisement -

Wasaaradaha warbxiinada laga dhageystay Maanta ayaa waxaa ka mid ah Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha,Amniga,Amniga,Haweenka,Caafimaadka,Diinta iyo Awqaafta iyo Qorsheynta.

Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed Xasan Cabdi Maxamed(Ugaas Xasan) ayaa sheegay in Golaha Wasiirada ay tacsi u direen dadkii ku geeriyooday qarixii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay degmada Wallan-weyn.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Wasaarada Caafimaadka koonfur Galbeed ay caawin doonto dadkii ku dhaawacmay qaraxaas ee haatan qaarkood lagu daweynayao Isbitaalada qaar ee Muqdisho.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed Xasan Cabdi Maxamed(Ugaas Xasan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories