HomeCaalamkaTahriibayaal ay Soomaali ku jirtay oo ku dhawaacmay shil ka dhacay dalka...

Tahriibayaal ay Soomaali ku jirtay oo ku dhawaacmay shil ka dhacay dalka Giriigga.

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Tahriibayaashaasi ku dhaawacmeen gaari ay la socdeen oo Waaberigii Talaadada (shalay) ku qalibmay  halka laga soo galo Degmadda XANTHI ee W/bari ee  dalkaasi Boliska waaxay sheegeen inuu gaarigu qalibmay, xilli uu Dareewalku doonayey inuu ka baxsado Boliska oo caraysanayey, xilli uu marayey Wadada Hay Wayga […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Tahriibayaashaasi ku dhaawacmeen gaari ay la socdeen oo Waaberigii Talaadada (shalay) ku qalibmay  halka laga soo galo Degmadda XANTHI ee W/bari ee  dalkaasi

Boliska waaxay sheegeen inuu gaarigu qalibmay, xilli uu Dareewalku doonayey inuu ka baxsado Boliska oo caraysanayey, xilli uu marayey Wadada Hay Wayga ee ka timaada dalka Turkiga.

- Advertisement -

Dadka dhaawacmay ayaa kala ahaa Tahriibayaal ay ka soo kala jeeda dalalka Somalia, Eritrea, Pakistan iyo Afganistan, iyadoo Dareewalka oo ahaa Mukhalas ayaa la shegay nin u dhashay dalka Pakistan.

Xuduudka W/bari ee Giriigga ayaa ah jidka ugu weyn ee ay Tahriibayaasha ka imaanayo dalka Turkiga ka soo gudbaan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories