HomeCaalamkaDowladda Faransiiska oo sheegtay inuusan weli dhimanin Heshiiskii Nukliyeerka ee Iiraan

Dowladda Faransiiska oo sheegtay inuusan weli dhimanin Heshiiskii Nukliyeerka ee Iiraan

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Faransiiska, Jesn-Yaves Le Darain ayaa isagana sheegay inuusan weli dhimanin Heshiiskii Caalamiga ee Barnaamijka Nukliyerka Iiraan. Wasiirka oo la hadlay Idaacadda RTL RADIO ayaa sheegay inay Dowladda Faransiiska ka go’an tahay in la adkeeyo Heshiiskaasi, iyadoo Iiraan lagu ammaanay Dhaqangelinta Heshiiskii la gaaray sannadkii 2015-kii. Wasiirka Maaliyadda ee Faransiiska, BURUNO […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Faransiiska, Jesn-Yaves Le Darain ayaa isagana sheegay inuusan weli dhimanin Heshiiskii Caalamiga ee Barnaamijka Nukliyerka Iiraan.

Wasiirka oo la hadlay Idaacadda RTL RADIO ayaa sheegay inay Dowladda Faransiiska ka go’an tahay in la adkeeyo Heshiiskaasi, iyadoo Iiraan lagu ammaanay Dhaqangelinta Heshiiskii la gaaray sannadkii 2015-kii.

- Advertisement -

Wasiirka Maaliyadda ee Faransiiska, BURUNO LE MAYRE ayaa sheegay inuu Go’aankii Trump ahaa mid qaldan, isla markaana aysan Maraykanka isku arkin inay yihiin Boliska Dhaqaalaha Caalamka.

Madaxweynaha dalka Faransiiska, Emanwal Makroon ayaa la filayaa inuu goor dambe oo maanta ah la hadlo dhigiisa dalka Iiraan, Xasan Ruuxaani.

Dhaqdhaqaaqyadan Diplomaasiyadeed ayaa yimid, kadib, markii uu Madaxweyne Donald Trump shaaciyey inuu dalkiisa ka baxay Heshiiskii Caalamiga ee Barnaamijka Nukliyeerka Iiraan ee la kala saxiixday sannadkii 2015-kii.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories