HomeCaalamkaLammaane la sheegay inay xiriir la leeyihiin Alshabaab oo lagu xiray Nairobi

Lammaane la sheegay inay xiriir la leeyihiin Alshabaab oo lagu xiray Nairobi

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hadal ka soo baxay Boliska Kenya ayaa lagu sheegay inay Lammaanahaasi ku qabteen Xaafadda Islii ee magaalladda Nairobi. Bolisku waxay Lammaanahaasi oo lagu kala magacaabo Yaasiin C/lle Xuseen “Abu Sumeya iyo  Fartuun Maxamuud Guuleed sheegeen inay ku tuhunsan yihiin inay maalgeliyaan, lana shaqeeyaan Alshabaab, waa sida ay hadalka u dhigeen. Waxay kaloo Boliska Kenya sheegeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Boliska Kenya ayaa lagu sheegay inay Lammaanahaasi ku qabteen Xaafadda Islii ee magaalladda Nairobi.

Bolisku waxay Lammaanahaasi oo lagu kala magacaabo Yaasiin C/lle Xuseen “Abu Sumeya iyo  Fartuun Maxamuud Guuleed sheegeen inay ku tuhunsan yihiin inay maalgeliyaan, lana shaqeeyaan Alshabaab, waa sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

Waxay kaloo Boliska Kenya sheegeen inay Lammaanahaasi yihiin kuwo xiriir la leh  Nin magaciisa lagu sheegay  C/weli Maxamed Guuleed “C/weli Kamaure, kaasi oo la sheegay inu uu ahaa Maskaxdii ka dambeysay weerarkii ay Alshabaab bishii November ee sannadkii 2014-kii ku dileen dad aan Muslim ahayn oo  la socday Bas ku sii jeeday Mandhera.

Dhinaca kale, Wargeyska Nation ayaa qoray Lammaanaha lagu qabtay Xaafadda Islii ee  Nairobi ay ka mid yihiin 6 qof oo lagu tuhunsan yahay Alshabaab o oay Boliska Kenya isbuucii hore soo bandhigeen Magacyadooda iyo Sawiradooda, kuwaasi oo Bolisku sheegay inay yihiin dad khatar ah oo hubeysan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts