HomeCaalamkaMadaxweynaha Kenya oo Xaqiijiyay In Al-Shabaab ay dishay 9 ka mid ah...

Madaxweynaha Kenya oo Xaqiijiyay In Al-Shabaab ay dishay 9 ka mid ah Askartooda

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Qoraal uu Uhuru Kenyatta soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuu kaga hadlay Dagaalka Alshabaab iyo qaraxii lagu dilay  8 Askari oo Kenyan ahaa. Waxa uu  u tacsideeyey Qoysaska Askartaas lagu dilay Qarixii habeenkii Axada ka dhacay Degmada Dhoobley ee Gobalka J/Hoose, wuxuuna ku tilmaamay inay ahaayeen Askar u dhintay Difaaca Dalkooda. Uhuru Kenyatta waxa uu ku […]

- Advertisement -

Qoraal uu Uhuru Kenyatta soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuu kaga hadlay Dagaalka Alshabaab iyo qaraxii lagu dilay  8 Askari oo Kenyan ahaa.

Waxa uu  u tacsideeyey Qoysaska Askartaas lagu dilay Qarixii habeenkii Axada ka dhacay Degmada Dhoobley ee Gobalka J/Hoose, wuxuuna ku tilmaamay inay ahaayeen Askar u dhintay Difaaca Dalkooda.

- Advertisement -

Uhuru Kenyatta waxa uu ku goodiyey inay sii wadi doonaan wax kasta ha ku qaato Hawlgalka La-dagaalanka Alshabaab, isla markaana ay ka guuleysan doonaan, waa sida uu hadalka u dhigay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories