HomeCaalamkaDhageyso:-Xildhibaan Daahir Amiin Jeezow”Waxan Baladweyne ku arkay Carruur Maqaar la kariyey raashin...

Dhageyso:-Xildhibaan Daahir Amiin Jeezow”Waxan Baladweyne ku arkay Carruur Maqaar la kariyey raashin looga dhigay”

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeezow oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ka deyriyey xaalada dadkii ka barakacay Magalada Baladweyne eek u sugan duleedka Magaladaas iyo kuwo awoodi waayey in barakacaan. Xildhibaanka ayaa sheegay in kuwii barakacay iyo kuwa weli Baladweyne ku haray ay yihiin kuwo isugu mid ah dhibaatada,sigaar ah dadka ku nool ayuu […]

- Advertisement -

Xildhibaan Daahir Amiin Jeezow oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ka deyriyey xaalada dadkii ka barakacay Magalada Baladweyne eek u sugan duleedka Magaladaas iyo kuwo awoodi waayey in barakacaan.

Xildhibaanka ayaa sheegay in kuwii barakacay iyo kuwa weli Baladweyne ku haray ay yihiin kuwo isugu mid ah dhibaatada,sigaar ah dadka ku nool ayuu sheegay Xaafada Howl-wadaag ay dhibaatada ugu daran ay heysato.

- Advertisement -

“dadkii deganaa baladweyne badankood weey barakaceyn dhibaatada taalla baladweyne iyo goobaha kale ee dadku aaden waad yaabeysaan xaqiiqatan arrintaasi waa dhibaato aan la yareysan Karin cunto maheystaan biyo maheystaan,aniga ayaa indhaheyga ku arkay Carruur Cunto looga dhigaayo maqaar inta la kariyey ayuu yiri Xildhibaan Daahir Amiin Jeezow.

Shacabka Soomaaliyeed iyo Madaxda Dowladda Soomaaliya ayuu ugu baaqay in Shacabka uu saameeyey fatahada Wabiga Shabeelle in ay gurmad la gaaraan.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Xildhibaanka oo dhameystiran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories