HomeCaalamkaHoggaamiyayaasha Ethiopia iyo Kenya oo ka walaacsan faragelinta dowladaha Shisheeye ku haayaan...

Hoggaamiyayaasha Ethiopia iyo Kenya oo ka walaacsan faragelinta dowladaha Shisheeye ku haayaan Soomaaliya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta iyo Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abi Axmed Cali waxay shalay Kulan ku yeesheen Aqalka Dowladda ee magaalladda Nairobi, oo ay kaga wada hadleen Xiriirka labada dal, Ammaanka Mandiqadda, Hawlgalka AMISOM ee La-dagaalanka Alshabaab  iyo Khatarta ay dalalka shisheeyaha ku hayaan Nabadda iyo Deganaanshaha Somalia Labada Hoggaamiye waxay walaac xooggan ka muujiyeen in Danaha […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta iyo Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abi Axmed Cali waxay shalay Kulan ku yeesheen Aqalka Dowladda ee magaalladda Nairobi, oo ay kaga wada hadleen Xiriirka labada dal, Ammaanka Mandiqadda, Hawlgalka AMISOM ee La-dagaalanka Alshabaab  iyo Khatarta ay dalalka shisheeyaha ku hayaan Nabadda iyo Deganaanshaha Somalia

Labada Hoggaamiye waxay walaac xooggan ka muujiyeen in Danaha Shisheeyaha looga dan leeyahay in Deganaansho La’aan dheeraad ah looga abuuro dalka  Somalia, waxayna ka gaabsadeen inay farta ku fiiqaan Dowladaha faraha kula jirta Deganaansho la’aanta Somalia.

- Advertisement -

Madaxweynaha Kenya iyo Ra’isul-wasaaraha Ethiopia waxay si kulul u naqdiyeen Taageero La’aanta Beesha Caalamka ee La-dagaalanka Alshabaab, waxayna Beesha Caalamka ku eedeeyeen inay maalgelin kooban siiyaan Hawlgalka AMISOM.

Uhuru Kenyatta iyo Abi Axmed Cali waxay ka digeen inay taasi cabsi gelin karto guulihii laga gaaray La-dagaalanka Alshabaab ee Gobalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories