HomeCaalamka(Warbixin) Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Caalamka oo Maanta la xusayo

(Warbixin) Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Caalamka oo Maanta la xusayo

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Bishan May 3-da waxaa sannad kasta lagu maamusaa Maalinta Xorriyadda Suuxfiyiinta Caalamka (World Press Freedom Day). Magalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya ayaa Maanta la filayaa in laga xuso Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Caalamka,iyada oo ay Munaasabado dhigi doonaan Ururada Saxaafadda Soomaaliya ee dalka ka jira. Ahaanshaha Saxafi ayaana ah Hawsha ugu […]

- Advertisement -

Bishan May 3-da waxaa sannad kasta lagu maamusaa Maalinta Xorriyadda Suuxfiyiinta Caalamka (World Press Freedom Day).

Magalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya ayaa Maanta la filayaa in laga xuso Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Caalamka,iyada oo ay Munaasabado dhigi doonaan Ururada Saxaafadda Soomaaliya ee dalka ka jira.

- Advertisement -

Ahaanshaha Saxafi ayaana ah Hawsha ugu khatarta badan, iyadoo Suxufiyiin badan lagu dilo, lagu dhaawaco ama lagu afduubto qaar ka mid ah Dalalka Caalamka.

Tan iyo sannadkii 1992-kii, waxaa la dilay Saxafiyiin tiradoodu dhan tahay 1,290 Saxafi

Waxaa nolol ama geeri lagu la’ yahay 58 Saxafi.

- Advertisement -

Sannadkii 2009-kii ayaana ugu dhimasho badnaa marka loo eego sannadaha kale, iyadoo la dilay 76 Saxafi.

Hay’adda Badbaadinta Suxufiyiinta ee CPJ ayaa diiwaan-gelisay tiraadda Suxufiyiinta sannad kasta lagu dilo dalalka Caalamka.

Tiraada Suxufiyiinta la dilay iyagoo hawl ku jira sannadihii 1992-kii ilaa sannadkan 2018-ka waxay kala ahaayeen sidatan:

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories