HomeCaalamkaMidowga Europe oo sheegay inay taageerayaan Dib-u-habaynta Ciiddanka Ammaanka ee Somalia

Midowga Europe oo sheegay inay taageerayaan Dib-u-habaynta Ciiddanka Ammaanka ee Somalia

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

U-qeybsanaha Arrimaha Siyaasadda iyo Ammaanka ee Ururka EU-da, ahna Ku-xigeenka Guddoomiyaha Ururka Midowga Europe Federica Mogherini ayaa hadalkaasi ka sheegtay mar ay Ra’isul-wasaaraha Xukuumadda  Federalka Somalia, Xasan Cali Kheyre shalay kula kulantay Caasimadda dalka Belgium ee Brussels. Labada Mas’uul waxay si gaar ah uga wada xaajoodeen Xalladda Somalia, Siyaasadda hataan tagaan,  Dhaqaalaha iyo Dib-u-habaynta Xukuumadda […]

- Advertisement -

U-qeybsanaha Arrimaha Siyaasadda iyo Ammaanka ee Ururka EU-da, ahna Ku-xigeenka Guddoomiyaha Ururka Midowga Europe Federica Mogherini ayaa hadalkaasi ka sheegtay mar ay Ra’isul-wasaaraha Xukuumadda  Federalka Somalia, Xasan Cali Kheyre shalay kula kulantay Caasimadda dalka Belgium ee Brussels.

Labada Mas’uul waxay si gaar ah uga wada xaajoodeen Xalladda Somalia, Siyaasadda hataan tagaan,  Dhaqaalaha iyo Dib-u-habaynta Xukuumadda Federalka ee ay ka qaaday  Ammaanka Somalia.

- Advertisement -

Federica Mogherini waxay hoosta ka xariiqday in Ururka EU-da ka go’an tahay inay Taageero Buuxda  ka geystaan Isbedelka lagu samaynayo Ammaanka Somalia.

Waxay k xiriirka ka dhexeeya Xaqiijinta Qorshaha xilliga Kala-guurka ee Ammaanka Somalia iyo  Xaqiijinta dib-u-habaynta Tubta Siyaasadeed ee Doorashooyinka dhici doona sannadka 2020-ka.

Hadal-qoraal oo laga so osaaray Xafiiska Wakiilka Sare ee EU-da, Federica Mogherini ayaa lagu sheegay inay ka walaacsan yihiin Xaalladda Adag ss Aomalia, xiriirka ka dhexeeya Xaqiijinta Qorshaha xilliga Kala-guurka ee Ammaanka Somalia iyo  Xaqiijinta dib-u-habaynta Tubta Siyaasadeed ee Doorashooyinka dhici doona sannadka 2020-ka.

- Advertisement -

Kulanka Ra’isul-wasaare Kheyre iyo Federica Mogherini ayaa ku soo beegmay, iyadoo uu Shirweynaha Heerka Sare ee looga hadlayo Ammaanka Somalia uu maalintii 2-aad ka socdo magaalladda Brussels ee dalka Belgium, waxaana Kulankaasi ka qeyb galay Ergo ka kala socota DFS, Maamul-gobaleedyadda, QM, EU-da, AU-da iyo Dalalka ay Ciiddanka ka joogaan Somalia iyo Dowladaha taageeradad siiya DFS.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories