HomeWararSaraakiil Booliska Soomaaliya ka tirsan oo Maanta Jabuuti tababar loogu soo xirayo

Saraakiil Booliska Soomaaliya ka tirsan oo Maanta Jabuuti tababar loogu soo xirayo

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Dalka Jabuuti ayaa Maanta la filayaa in tababar loogu soo xiro Saraakiil ka tirsan Booliska Soomaaliya kuwaas oo mudo dhowr bilood ah halkaasi tababar ku qaadanayay. Munaasabadda tababarka loogu soo xirayo ayaa waxaa ka qeybgeli doona Gen Saciid Axmed Kadiye Taliyaha Hoggaanka dambi baarista Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee C.I.D oo wakiil ka ah Taliyaha Ciidanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dalka Jabuuti ayaa Maanta la filayaa in tababar loogu soo xiro Saraakiil ka tirsan Booliska Soomaaliya kuwaas oo mudo dhowr bilood ah halkaasi tababar ku qaadanayay.

Munaasabadda tababarka loogu soo xirayo ayaa waxaa ka qeybgeli doona Gen Saciid Axmed Kadiye Taliyaha Hoggaanka dambi baarista Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee C.I.D oo wakiil ka ah Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko.

- Advertisement -

Sidoo kale Saraakiil ka socotay dowladda aan Walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa qeyb ka noqon doonaan munaasabadda tabarka loogu soo xirayo saraakiil ka tirsan Booliska Soomaaliya.

Saraakiishaas oo dhalinyaro u badan ayaa waxa ay qaateen tababar Sarkaalnimo,waxana ay ka mid noqon doonaan Saraakiisha hoggaamineysa Ciidamada Booliska Soomaaliya.

Dowladda Jabuuti ayaa waxa ay ka mid tahay dowladaha taageera Soomaaliya,waxana Gobolka Hiiraan ka jooga Ciidamo farabadan oo ku howlgalla Magaca Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts