HomeCaalamkaSawirro:-Shir looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Magaalada Brussels iyo Ra’iisul…

Sawirro:-Shir looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Magaalada Brussels iyo Ra’iisul…

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ra’iisul wasaare Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa furay Shir looga hadlayo arrimaha Soomaliya gaar ahaan amniga kaasoo ka dhacaya Magaalada Brussels ee Dalka Belgium-ka. Shirkan oo socon doona Labo Maalmood waxaa ka qeyb galaya Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya, Dowlad Gobaleedyada iyo Maamul Gobalka Benaadir, Micheal Keating, Wakiilka Midowga Afrika […]

- Advertisement -

Ra’iisul wasaare Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa furay Shir looga hadlayo arrimaha Soomaliya gaar ahaan amniga kaasoo ka dhacaya Magaalada Brussels ee Dalka Belgium-ka.

Shirkan oo socon doona Labo Maalmood waxaa ka qeyb galaya Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya, Dowlad Gobaleedyada iyo Maamul Gobalka Benaadir, Micheal Keating, Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Xubno ka socda qaar ka mid ah Dalalka Yurub iyo Mareykanaka iyo Wadamo kale oo daneeya arimaha Soomaaliya.

- Advertisement -

Mudane Xasan Cali Kheyre oo shir guddoominaya ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay diyaar garow xoogan ugu jirto sidii ay Ciidamada Qaranka ula wareegi lahaayeen guud ahaan amniga dalka marka uu waqtigooda dhamaado ciidamada AMISOM, isagoona xusay in si tartiib tartiib ah ay AMISOM uga baxayaan Soomaaliya.

 

Shirkan ayaa daba socda shir dhawaan ka dhacay Magaalada Muqdisho oo looga hadlay arrimo ku saabsan Amniga guud ahaan dalka iyo qorshaha dowalda Soomaaliya ay ku dooneyso in ay ku hormariso ciidamada Qaranka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories