HomeCaalamkaMarkab dagaal oo badbaadiyey doon ku go’doontay Xeebaha Soomaaliya

Markab dagaal oo badbaadiyey doon ku go’doontay Xeebaha Soomaaliya

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Pakistan ayaa u gurmaday Qoyskaasi oo ay doonidooda shidaalka kaga go’ay meel 180 miles ka baxsan Xeebaha Somalia. Markabka Dagaalka Pakistan ee PNS ALAMGIR ayaa la sheegay inuu hawlgal gurmad ah u fidiyey Qoyskaasi oo ay ku jireen Haween iyo Carruur, waxaana la siiyey Biyo Nadiif, Cuntada Nafaqaysan iyo […]

- Advertisement -

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Pakistan ayaa u gurmaday Qoyskaasi oo ay doonidooda shidaalka kaga go’ay meel 180 miles ka baxsan Xeebaha Somalia.

Markabka Dagaalka Pakistan ee PNS ALAMGIR ayaa la sheegay inuu hawlgal gurmad ah u fidiyey Qoyskaasi oo ay ku jireen Haween iyo Carruur, waxaana la siiyey Biyo Nadiif, Cuntada Nafaqaysan iyo Shidaal.

- Advertisement -

Qoyskaasi ayaa la sheegay inay horey u sii wateen Safarkooda ay doonayeen inay ku soo maraan dalalka Caalamka.

Toddobaadkii la soo dhaafay. Ciiddanka Badda ee Pakistan waxay taageero daaweyn ah u fidiyeen 12 Kalluumeysato Hindi ah, oo uu matoorka doonida kaga xumaaday badda gudaheeda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories