HomeCaalamkaCiidamada AMISOM oo Looga Digay Xasuuuqa Dadka Shacabka ah

Ciidamada AMISOM oo Looga Digay Xasuuuqa Dadka Shacabka ah

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Khabiirka Madaxa-bannaan ee Golaha Xuquuqda Aadanaha ee QM, BAHAME TOM NYANDUGA oo haatan booqasho Hawleed ku joogo magaalladda Muqdisho ayaa hadalkaasi sheegay, kadib, markii uu la kulmay Madaxda Sare ee Hawlgalka AMISOM. Kulankooda ayaa qeyb ka ah Wada-tashiyadda socda ee Xuquuqda Aadanaha  ee Daneeyayaasha Somalia iyo Hawlgalkiisa 5-aad ee uu ku yimid dalka Somalia. Khabiirka Madaxa-bannaan ee Xuquuqda […]

- Advertisement -

Khabiirka Madaxa-bannaan ee Golaha Xuquuqda Aadanaha ee QM, BAHAME TOM NYANDUGA oo haatan booqasho Hawleed ku joogo magaalladda Muqdisho ayaa hadalkaasi sheegay, kadib, markii uu la kulmay Madaxda Sare ee Hawlgalka AMISOM.

Kulankooda ayaa qeyb ka ah Wada-tashiyadda socda ee Xuquuqda Aadanaha  ee Daneeyayaasha Somalia iyo Hawlgalkiisa 5-aad ee uu ku yimid dalka Somalia.

- Advertisement -

Khabiirka Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha, BAHAME TOM NYANDUGA waxa uu Madaxda AMISOM kala xaajooday qoddobo waa weyn, o oay ku jiraan Tallaabooyinka AMISOM ee lagu xoojinayo Sharuucda Caalamiga iyo Xuquuqda Adaanaha iyo Isla-xisaabtanka Askarta AMISOM ee xad-gudubka ka geysta Hawlgalladda Milliteri ee ay u joogaan Somalia

Dhinaca kale, Khabiirka waxa uu ku bogaadiyey Hawlgalka AMISOM sida ay u xoojinayaan Xuquuqda Adaanaha iyo Kaalinta adag oo ay ka qaataan Nabadda iyo Dib-u-heshiisiinta iyo Xoojinta Sharciga iyo Kala-dambaynta.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories