HomeCaalamkaNin lala afduubtay Gabar u dhalatay Jarmalka una Shaqeyneysay Hay’adda ICRC oo...

Nin lala afduubtay Gabar u dhalatay Jarmalka una Shaqeyneysay Hay’adda ICRC oo soo baxsaday

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

War goor dhow nasoo gaaray ayaa waxa uu sheegayaa in shaqaale Somali ah oo ka tirsan hay’adda ICRC oo lala afduubtay haweeney ajnabi ahayd oo u shaqeyneysay hay’adda ICRC uu kasoo baxsaday dableydii afduubatay. Arrintaan ayaa la sheegay in qofka Somaliga ah ay u suurta gashay kadib markii dableeydii afduubatay uu ka banjaray mid kamid […]

- Advertisement -

War goor dhow nasoo gaaray ayaa waxa uu sheegayaa in shaqaale Somali ah oo ka tirsan hay’adda ICRC oo lala afduubtay haweeney ajnabi ahayd oo u shaqeyneysay hay’adda ICRC uu kasoo baxsaday dableydii afduubatay.

Arrintaan ayaa la sheegay in qofka Somaliga ah ay u suurta gashay kadib markii dableeydii afduubatay uu ka banjaray mid kamid ah taayarada gaarigii ay wateen oo ay u isticmaaleen afduubka, balse dableyda ayaa wali waxa ay heystaan haweeneydii ay qofka Somaliga la afduubteen.

- Advertisement -

Laamaha ammaanka Soomaaliya weli wax faah faahin ah kama bixin dhacdadaan lagu afduubtay Gabadha u Shaqeyneysay Hay’adda ICRC,isla markaana u dhalatay Wadanka Jarmalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories