HomeCaalamkaDEG DEG:-Haweeney Ajnabi ah oo goordhow laga afduubtay guri ay ka deganeyd...

DEG DEG:-Haweeney Ajnabi ah oo goordhow laga afduubtay guri ay ka deganeyd Muqdisho

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Warar soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow qeybo ka mid ah laga afduubtay Gabar Cadaan ah oo u Shaqeyneysay Hay’adda ICRC. Rag hubeysan oo aan la garaneyn ayaa Gabadhaas Cadaanka ah waxa ay ka afduubteen Guri ay degan yihiin Shaqaalaha Hay’adda ICRC oo ku dhow Hotelka Shaamow ee laami yaraha degmada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow qeybo ka mid ah laga afduubtay Gabar Cadaan ah oo u Shaqeyneysay Hay’adda ICRC.

Rag hubeysan oo aan la garaneyn ayaa Gabadhaas Cadaanka ah waxa ay ka afduubteen Guri ay degan yihiin Shaqaalaha Hay’adda ICRC oo ku dhow Hotelka Shaamow ee laami yaraha degmada Wadajir.

- Advertisement -

Afduubka Gabadhaas ayaa waxaa Radio Dalsan u xaqiijiyey Sarkaal ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliya oo lagu Magacaabo Cabdi Fitaax waxa uuna sheegay Gabadha lagala baxay Gurigii ay deganeyd,isla markaana Gari lagu qaatay.

Weli lama helin dalka ay u dhalatay Gabadhaas Ajnabiga ah ee u Shaqeyneysay Hay’adda ICRC ,waxaanaSarkaalka uu sheegay in iminka ay baaritaano ku adan cidda gabadhaas afduubatay.

Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts