HomeWararKu-dhawaad 174-kun oo waxyeello kala kulmay daadadka Roobkii ka da’ay Baydhabo

Ku-dhawaad 174-kun oo waxyeello kala kulmay daadadka Roobkii ka da’ay Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Agaasime-Gobaleedka Xafiiska Golaha Qaxootiga Norway ee Somalia, Victor Moses ayaa sheegay in ka badan Kala-bar dadkaasi haysanin gabaad ay kaga badbaadi karaan Roobka culus, iyadoo qaar ka mid ah u ula tegay Daadku. Bulsho badan ayey Musqulahu ka burbureen, halka kuwo kale ay buuxiyeen daadadka roobkii ka da’ay Baydhabo, waxaana la saadaalinayaa inay roobab culus di’I doonaan isbuucyadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Agaasime-Gobaleedka Xafiiska Golaha Qaxootiga Norway ee Somalia, Victor Moses ayaa sheegay in ka badan Kala-bar dadkaasi haysanin gabaad ay kaga badbaadi karaan Roobka culus, iyadoo qaar ka mid ah u ula tegay Daadku.

Bulsho badan ayey Musqulahu ka burbureen, halka kuwo kale ay buuxiyeen daadadka roobkii ka da’ay Baydhabo, waxaana la saadaalinayaa inay roobab culus di’I doonaan isbuucyadda soo socda.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Hooyooyinka Barakacayaasha ee magaalladda Baydhabo ayaa u sheegtay Hay’adda NRC sida ay ugu dhex umushay daadkii roobka, waxayna xustay inuu xanuunka qabtay  iyadoo daadku soo buuxiyey qolkii ay ku jirtay, ka hor inta aysan gabaad ka raadsanin dad u dhawaa gurigeeda.

Sidoo kale,  Agaasime-Gobaleedka Xafiiska Golaha Qaxootiga Norway ee  Somalia, Victor Moses waxa uu tilmaamay inay in ka badan 427-kun oo qof waxyeello ka soo gaartay daadadkii cuslaa ee saameeyey guud ahaan Somalia bishan April.

Dhinaca kale QM ayaa sheegtay in ku=dhawaad  175-kun oo qof ka qaxeen guryahooda ama goobihii ay ka heleen gabaadka, iyadoo ay magaalladda Beled-weyne  ku barakaceen in ka badan 122-kun oo qof.

- Advertisement -

Jubbaland tirada dadka waxyeelladda kala kulmay Daadadka ayaa la sheegay inay kor u dhaafeen 165-kun oo qof.

Warbixinta waxaa kalo olagu sheegay in ay 54-kun oo qof oo ku nool guryaha cooshadaha laga sameeyey duleedka Muqdisho uu saameeyey Roobku.

Dadad badan ayaa laga so oweriyey Goballadda Galgaduud, Gedo iyo Sh/dhexe.

Warbixinta  QM waxaa kaloo lagu xusay inay ugu yaraan 3 qof oo 2 ka mid carruur ahaayeen ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen daadadka

Guud ahaan Somalia, 1.5 million o oqof ayaa u baahan gabaad wanaagsan, iyado oin ka badan 1.3 million oo kalena ka qaxeen Hoygooda abaarihii iyo colaadi ika dhacday Somalia sannadkii la soo dhaafay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts