HomeWararDhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo guddi u Magacaawday dhibaatada ka taagan Baladweyne

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo guddi u Magacaawday dhibaatada ka taagan Baladweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa Xafiiskiisa uu Maanta kulan kula qaatay Guddiga Musiibooyinka qaranka,Hey’adda qaxootiga qaranka, Hey’adaha maxaliga ah, Ganacsatada iyo bulshada qeybaheeda kala duwan,kaas oo looga hadlayay xaalada Baladweyne. Ra’iisul Wasaaraha ayaa guddiyada kala duwan ee Hay’adaha gargaarka ayaa waxa ay isku raaceen in sideg deg ah loogu gurmado Dadka uu saameeyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa Xafiiskiisa uu Maanta kulan kula qaatay Guddiga Musiibooyinka qaranka,Hey’adda qaxootiga qaranka, Hey’adaha maxaliga ah, Ganacsatada iyo bulshada qeybaheeda kala duwan,kaas oo looga hadlayay xaalada Baladweyne.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa guddiyada kala duwan ee Hay’adaha gargaarka ayaa waxa ay isku raaceen in sideg deg ah loogu gurmado Dadka uu saameeyey fahaada Wabiga Shabeelle ee ku nool Baladweyne.

- Advertisement -

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxa uu kulan kale isugu yeeray Safiirada dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya si ay iyana uga qeyb qaataan sidii dadkaasi baladweyne ka qaxaya ee uu Wabiga saameeyey loogu gurman lahaa.

Dhinaca  kale waxaa la magacaabay guddi uu guddoomiye u yahay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) guddigaas oo ka shaqeyn doona sidii dadkaasi loogu gurman lahaa.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay awoodeeda isugu geyn doonto Magalada Baladweyne.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts