HomeWararDhageyso:-Gaadiidkii ugu badnaa oo ku xayiran Wadada u dhaxeysa Balcad iyo Jowhar

Dhageyso:-Gaadiidkii ugu badnaa oo ku xayiran Wadada u dhaxeysa Balcad iyo Jowhar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maalmihii la soo dhaafay waxaa Roobkii guga oo ka da’ayey qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe taas oo sababtay in Wadooyinka qaar ee Gobolkaasi uu roobku xiro,isla markaana gaadiidka qaarkood ay magaalooyinka qaar ku xayirmeen. Wadada xiriirisa Balcad iyo jowhar ayaa la sheegay in ahatan ay ku xayiran yihiin gaadiid farabadan oo u badan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalmihii la soo dhaafay waxaa Roobkii guga oo ka da’ayey qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe taas oo sababtay in Wadooyinka qaar ee Gobolkaasi uu roobku xiro,isla markaana gaadiidka qaarkood ay magaalooyinka qaar ku xayirmeen.

Wadada xiriirisa Balcad iyo jowhar ayaa la sheegay in ahatan ay ku xayiran yihiin gaadiid farabadan oo u badan Booyadaha Shidaalka qaada,waxana taasi ay sababtay in Jowhar Shidaalka qiimihii la iibin jiray uu sarakac ku yimaado.

- Advertisement -

Ganacsatada qaarkood ayaa waxa ay sheegeen in shidaalka uu iminka yahay mid sare u kacay,isla markaana ay sabab u tahay Wadooyinka soo gala Magalada jowhar intooda abdan ay biyo fadhiisteen,isla markaana uusan Magalada soo geli Karin wax gaadiid ah.

Tuulada Qalimoow ayaa la sheegayaa in atana ay ku xayiran yihiin Gaadiid farabadan oo Jowhar u siday Raashin iyo Shidaal,iyada oo Wadada uu roobkii jaray.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dhawaan sheegay in bisha soo socota uu bilaaban doono dhismaha Wadada xiriirisa Muqdisho iyo jowhar taas oo meesha ka saari doonta cabashada ka imaaneysa Gaadiidleyda Wadadaas isticmaala.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Warkaan oo uu Jowhar ka soo diray Wariyaheena Xasan Cabdullaahi Cabdulle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts